Somali
Dhammaan daabacadeheena waxaan ku soo saari karnaa luqad kale, far waa-wayn, cajal ama CD iyo farta indhoolaha Braille. Waxaan xittaa qaban qaabin karnaa inuu turjumaan u soo booqdo gurigaaga, ama telefoonka kaagala hadlo. Fadlan ogow inaan adeegyadaan siin karno oo kaliya deganayaasha A2Dominion.
Sidii aad macluumaad ugu soo codsato luqad ama hab kale:
U soo qor
Communications Team, A2Dominion Group, Spelthorne House, Thames Street, Staines TW18 4TA
Telefoon
Khadka 24-saac 0845 408 6786. (Farriin duuban ayaa 10 luqad lagu heli karaa)
Email’ka
Email u soo dir translate@a2dominion.co.uk
Shakhsi ahaan
Nala soo xiriir sidii aad u qaban-qaabiso ballan, ama imow xafiiska qof ayaa markaa awoodi doono inuu ku siiyo macluumaadka aad u baahan tahay.
Baddal ahaan, dhammaan shaqaalaheena waxaa lagu tababaray inay wax ka qabtaan codsi walba ee gaar ah ee aad qabi kartid.
